Al Shabaab lagu laayay hawlgal ka dhacay Ceeldheer
Muqdisho June 26, 2024(QJ)-Ciidanka Xoogga dalka ayaa faah faahin ka bixiyay howlgal qorsheysan oo ay ka sameeyeen deegaanka Cali Cadhle oo qiyaastii 33-KM dhanka waqooyi kaga beegan degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Sareeye Gaas Maxamed Dhega Weyne Taliyaha Ururka 24-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka oo warbaahinta hadal kooban siiyay ayaa sheegay in howlgalkaasi ay ku…
