Dawlada oo cunaqabateyn dhaqaale saartay madax ka tirsan AS
Muqdisho July 18, 2024(QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta shir guddoomiyay shirka aan caadiga ahayn ee Golaha Amniga Qaranka. Qodobada looga hadlay kulanka ayaa waxaa ka mid ahaa dhacdadii ugu dambeysay ee hubka sharci darrada ah lagu soo geliyay deegaano ka tirsan Maamulka…
