Soomaaliya oo ka qeybgashay shirka EAC
MUqdisho June 07, 2024(QJ)-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo si rasmi ah uga qeyb-galay shir madaxeedka 23-aad ee aan caadiga ahayn ee waddamada xubnaha ka ah ururka Bulshada Bariga Afrika ayaa ku bogaadiyey madaxda dalalka xubnaha ka ah taageerada iyo u ololeynta in Soomaaliya ay ku biirto Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Furitaankii…
