admin

RW Xamza oo u dhoofay Seoul

Muqdisho June 02, 2024 (QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u dhoofay magaalada Seoul ee xarunta dalka Koonfurta Kuuriya. Ra’iisul Wasaare Xamza iyo wafdigiisa ayaa ka qeyb galaya shir madaxeedka u dhaxeeya Jamhuuriyadda Kuuriya iyo dalalka Afrika, kaasoo soconaya 4-ta illaa 5-ta June. Afhayeenka Xukuumadda…

Read More

Xil Raamboo: C/Qadir Jirde iyo ex Xildhibaan Kijaandhe waxey ku balan fureen C/Lahi Darawal

Toronto June 01, 2024 (QJ) – Xilmadhibaan Maxamed Xuseen Raamboo oo sii wada kulamadii uu dalka Canada kula yeelanayey jaaliyadaha beelaha ku bahoobay taageerada Kulmiye ayaa shir kale la yeeshay jaaliyada beelaha Arab ee magaalada Toronto isaga oo kulamo horena la soo qaatay jaaliyadaha beelaha Habar Awal iyo Habarjeclo.     Xilmadhibaan Raamboo oo jaaliyada beeshiisa…

Read More

Ciidamada Itoobiya oo ka baxaya Soomaaliya

Muqdisho June 01, 2024 (QJ)-Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya ayaa dalka ka baxaya dhamaadka bisha December ee sanadka 2024-ka, sida uu sheegay taliyaha nabad sugidda qaranka Xuseen Sheekh Cali. Sida uu sheegay Taliyaha Nabadsugida Qaranka, ciidamada Itoobiya kama mid noqon doonaan “ciidamada AU-da” ee ka howlgali doona Soomaaliya, marka ay howlgalka Midowga Afrika ee…

Read More

Netanyahu has dismisses President Biden’s three-phase plan to cease hostilities

Tel Aviv June 01, 2024 (QJ)-Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu has dismissed the possibility of a lasting ceasefire in Gaza until Israel achieves its goal of eradicating Hamas and rescuing hostages. Netanyahu’s statement contradicts a proposal put forth by President Biden today that outlines a comprehensive three-phase plan to cease hostilities. “We agreed that we…

Read More

Somalia’s Intelligence and Security Agency arrests businessmen suspected of collaborating with the Al-Shabaab

Mogadishu June 01, 2024(QJ) -Somalia’s Intelligence and Security Agency (NISA) has revealed a significant operation targeting businessmen suspected of collaborating with the Al-Shabaab group, while also providing financial support. A statement released by NISA disclosed that NISA forces apprehended businessmen suspected of engaging in transactions with Al-Shabaab after they were found to have provided financial…

Read More

Soomaaliya oo laga cafiyay Deymihii Boostada Aduunka

Berne May 31, 2024 (QJ) -Wasiirka Isgaarsiinta iyo Tignoolajiyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Macalin Cali oo ku sugan magaalada Berne ee dalka Switzerland ayaa kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Midowga Boostada Adduunka (UPU) Mudane Masahiko Metoki xarunta dhexe. Wasiirka ayaa codsaday in laga cafiyo deymaha Soomaaliya lagu leeyahay oo gaareysa ku dhawaad…

Read More

RW Xamza oo kormeeray dhismaha wadada isku xirka Muqdisho iyo Jowhar

Balcad May 30, 2024 (QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa booqasho ku tagay degmada Balcad si uu ugu kuur galo bilowga wajiga saddexaad ee wadada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar. Mar uu Ra’iisul Wasaaruhu ka hadlay faa’iidada wadadan ayaa ku nuux-nuux saday muhiimada ay u leedahay fududeynta ganacsiga, isu socodka…

Read More

IMF oo dhameystirtay dib u eegista Barnamijka Deyn cafinta Soomaaliya

Nairobi May 30, 2024 (QJ)-Guddiga fulinta ee IMF ayaa soo gabagabeeyay dib u eegistii ugu horreysay ee barnaamijka deyn cafinta Soomaaliya, iyagoo ansixiyay in si degdeg ah loo bixiyo illaa 10 milyan oo doolar si loogu taageero siyaasadda dhaqaalaha Soomaaliya. Kaalmadan ayaa lagu dari doonaa miisaaniyadda dowladda Soomaaliya, iyadoo wadarta guud ee taageerada dhaqaale ee…

Read More

Israeli forces withdraw from Jabalia

Gaza -Photos from central and western Jabalia after the withdrawal of Israeli forces show widespread destruction, with the northern Gaza administration warning residents not to return. The streets in the area are covered in rubble, with most buildings either collapsed or heavily damaged, and the UN HQ and a school that served as a shelter…

Read More

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qeybgalaya shirka Carabta iyo Shiinaha

Beijing May 29, 2024 (QJ)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi oo ku sugan magaalada Beijing ee caasimadda dalka Shiinaha, ayaa hoggaaminaya wafdiga Soomaaliya ee ka qeyb galaya kalfadhiga tobnaad ee shirka heer wasiir ee Madasha Iskaashiga Carabta iyo Shiinaha oo lagu wado in uu furmo. 30-ka May. Madashu…

Read More

Safaarada Shiinaha oo ka hadashay Somaliland

Muqdisho May 29, 2024 (QJ)-Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay ka qaybgalka Somaliland ee caleemo-saarka madaxweynaha Taiwan ee 20-kii May. Afhayeenka safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa saxaafadda u sheegay in mowqifka Shiinaha uu weli taagan yahay oo ah in Somaliland ay ka tirsan tahay Soomaaliya. “Shiinuhu uma aqoonsana Somaliland dal gaar ah, wuxuuna…

Read More