Somaliland oo ku duuleysa Laascaanood
Hargeysa May 14, 2024 (QJ) -Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhawaaqday inay qorshaynayso weerar culus oo ay ku doonayso inay dib ugu qabsato Laascaanood, iyadoo ay doonayso inay dib u soo ceshato gacan ku haynta deegaanada SSC-Khaatumo. Ciidamada Milatariga Somaliland ayaa dhawaan xoojiyey fariisimo ay ku lahaayeen gobolka Sool. Talaabadan ayaa loo arkaa mid uu maamulka…
