admin

Washington halts weapons to Israel

Washington May 09, 2024 (QJ) -The United States government has recently blocked a shipment of weapons destined for Israel, citing concerns over Washington’s role in Israel’s plans to take control of the city of Rafah in the Gaza Strip. The United States has consistently stated that it does not support Israel’s attacks and has refused…

Read More

Egypt concerned about Rafah invasion

Cairo May 08, 2024 (QJ) -Egypt has expressed political concern about Israel’s operations in Rafah, urging withdrawal from the area to avoid jeopardizing the lives of more than a million Palestinians, who rely on aid. Egypt has shown significant concern about developments in Gaza. They share a border where part of Rafah is located in…

Read More

Dakhliga Soomaaliya oo kor u kac sameeyay

Muqdisho May 08, 2024 (QJ) -Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta Wasaaradda Maaliyadda ayaa ka warbixiyay qorshaha dib u habeynta maaliyadda dalka iyo horumarka laga gaaray arrimaha dhaqaalaha, gaar ahaan dhanka maaliyadda, dakhli ururin iyo kobaca dakhliga gudaha. Wasiir Biixi Iimaan Cige…

Read More

Puntland oo qabqabatay Ajaanib laga shakiyay

Bossaso May 08, 2024 (QJ) -Ciidamada ammaanka ee maamul goboleedka Puntland ayaa howlgallo ballaaran ka sameeyay deegaannada dhaca xeebaha, kuwaasoo lagu beegsaday dad isugu jira Soomaali iyo Ajaanib. Howlgalladan oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa waxaa fuliyay ciidamada badda ee PMPF. Ciidamada ayaa gacanta ku dhigay Doomo, Qalab, Hub iyo Shaqaale. Gaadiidka badda ee lala wareegay ayaa…

Read More

SODMA oo digniino hor leh soo saartay

Muqdisho -Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa soo saartay digniino horudhac ah oo muujinaya in qaar ka mid ah gobolada dalka ay ka dhici karaan fatahaado sababay barakac iyo burbur. War saxaafadeed ay soo saartay hay’adda SODMA ayaa lagu sheegay in tobanka maalmood ee soo socda oo ku beegan 7-da ilaa 16-ka May…

Read More

Soomaaliya iyo Kiinya oo mar kale heshiis kala sexeexday

Nairobi May 07, 2024 (QJ) -Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa heshiisyo iskaashi oo dhinacyo badan taabanaya ku kala saxiixday magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Heshiisyadani waxay ka kooban yihiin Arrimaha Diblomaasiyadeed, Amniga, Dhaqaalaha, Ganacsiga, Waxbarashada, iyo Adeegyada Bulshada. Dhanka Soomaaliya waxaa heshiiska u saxiixay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi, halka dhanka Kenya…

Read More

Shirka maareynta Hubka oo muqdisho ka furmay

Muqdisho May 07, 2024 (QJ) -Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir looga hadlayo maareynta Hubka Qaranka, kaasoo socon doona muddo labo maalmood ah. Shirkan ayaa waxaa daah furay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga C/fitaax Qaasim oo sheegay in shirkan uu ku soo aadayo xilli xasaasi ah, iyadoo Qaramada Midoobay ay Soomaaliya ka qaaday cunaqabateynta…

Read More

Israeli forces inter Rafah

Tel Aviv May 07, 2024 (QJ) -A statement from Israeli PM Benjamin Netanyahu’s office has revealed that the War Cabinet has unanimously decided that military operations in Rafah would continue. Israeli forces have announced they have launched attacks on 50 locations in Rafah, which are considered some of the most intense attacks Israel has carried…

Read More

Somaliland oo u digtay ciidanka badda Turkiga

Hargeysa May 06, 2024 (QJ) -Wasiirka arrimaha dibadda Jamhuuriyadda iskeed isku magacawday ee Somaliland, Dr. Ciise Keyd Maxamuud, oo waraysi gaar ah siiyay BBC Somali, ayaa sheegay in Turkiga lagu wargeliyay inaanay iman karin biyaha Somaliland. Wasiirka ayaa sidaasi ku sheegay mar uu ka hadlayay heshiiska difaaca badda ee Soomaaliya iyo Turkiga. Wasiirka ayaa sidoo…

Read More

RW Xamse oo Nairobi Gaaray

Nairobi May 06, 2024 (QJ) -Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa safarkiisii ugu horreeyay ee rasmi ah ku tagay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, tan iyo markii loo magacaabay xilka Ra’iisul Wasaaraha June 2022. Xamza ayaa soo casuumad rasmi ah ka helay madaxweynaha Kenya, William Ruto, oo ay wada hadal ku yeelan doonaan…

Read More

Hamas kills Three Israeli Soldiers in Rafah

GAZA May 06, 2024 (QJ) -The Hamas militants carried out an attack that inflicted significant damage on Israeli soldiers, operating in the Palestinian territory. Hamas militants launched a coordinated and fierce assault on Rafah crossing, resulting in casualties and injuries among the Israeli military personnel. Three Israeli soldiers were killed in the attack carried out…

Read More

Ciidamada Somaliland oo dafiray warqad ay daabaceen

Hargeysa (QJ) -Ciidamada Milatariga Somaliland ayaa meesha ka saaray warar maalmihii u dambeeyay lagu baahiyay barta Facebook-ga ee ciidamada, kuwaas oo lagu dhaliilayay xisbiyada mucaaradka Somaliland iyo dalalka reer galbeedka. Afhayeenka Ciidamada Milatariga Somaliland C/raxmaan C/llaahi Cabdidheere oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in wararka la daabacay ay yihiin kuwo aan rasmi ahayn, isla markaana…

Read More

Puntland oo qabqabtay burcadbadeed

Bossaso (QJ) -Ciidamada badda ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland oo maanta howlgal ballaaran sameeyay ayaa gacanta ku dhigay markab looga shakisan yahay in uu yahay burcad badeed Soomaali ah, hub iyo qalab sharci darro ah. Howlgalka ayaa ka dhacay xeebta degmada Eyl oo ka mid ah meelaha caanka ku ah weerarada burcad badeeda ay…

Read More