Booliska oo ka hadlay qaraxyo Muqdisho ka dhacay
Muqdisho (QJ) – War saxaafadeed ka soo baxay Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa lagu faah faahiyay qaraxyo xalay laga maqlay degmada Daaru Salaam ee gobolka Banaadir. Booliisku waxay caddeeyeen in dhawaqyadu ay ahaayeen kuwa qarxa oo been abuur ah oo aanay ahayn hanjabaad dhab ah. Booliska ayaa shacabka iyo warbaahinta u xaqiijiyay inaysan jirin khatar amni…
