Chelsea oo 1-0 ku khaarijisey Barcelona
Stamford Bridge London-April-18-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaneynaa ciyaar runtii aad u xiisa badneyd oo dhexmartey Chelsea iyo Barcelona kana mid ahayd koobka UEFA. Ciyaatan oo aay ka soo qayb galeen dadweyne aad u tiro badan iyo labada kooxood taageerayaashooda oo ciyaartu markey bilaabantey ilaa dhamaadkeedii aan kala joojin sawaxan iyo sacab kuna…
