Raysal Wasaaraha Dawlada Federaalka Somalia Xasan Khayre oo Lagu Ajburay inuu Is Casilo,Diidmo uu kala Hor Yimid iyo Jahawareer Ka Dhex Bilowday Xarunta Villa Somalia!!
Muqdisho 04. September 2017 (SDN/QJ):- Waxaa jira dadaallo dheer aay wadaan saaxiibada labada garab ee Madaxweyne Farmaajo iyo RW Kheyre oo aay isku dayayaan in xal loo helo gafkii weynaa ee dowladda aay ku gacan gelisay Cabdikarin Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax) kaasoo iminka ku xiran xabsi aay leeyihiin sirdoonka Itoobiya sida uu sheegay afhayeenka ururka…
