Weriye Maxamed Yaasiin Faratoon oo Ciidamadda Nabad Sugida Somalia Xabsiga u Taxaabeen.
Muqdisho 1.Feb 2012 (SDN/QJ):-Weriye Maxamed Yaasiin Faratoon oo ka hawl gala Idaacada Shabeele ee Magaaladda Muqdisho ayaa Shalay Ciidamadda Dawladu Xabsiga u Taxaabeen Xili uu ku sii Socday Xarunta Idaacada ee Magaaladda Muqdisho. Ciidamadda Nabad Sugida ayaa ku eedeeyay inuu Weriye Faratoon ka faafiyey Warar Lidi ku ah dawlada. Geesta kale Kooxdda Alshabaab ayaa Hore…
