Daarasad Shaacisya In Shaaha Yareeyo Culayska Jidhka
Hargaysa 01. August 2017 (SDN/QJ):- Iyada oo daraasad hore lagu ogaadey in culayska lagu yarayn karo cunto badan oo subaxdii la qaato inta kalena laga tago ayay haddana jiraan daraasado kale oo iska soo daba dhacayaa, waxaana daraasadaasi hore samaysay jaamacadda Loma Linda Univeristy oo ku taala gobolka California. Isla jaamacadda kale ee Quang Tong…
