Raysal Wasaaraha Dawlada Federaalka Cumar C.rashiid oo ka biyo diiday go’aankii Guddiga Doorashada Dadban
Muqdisho, 27 September, 2016 (SDN/QJ):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdi Cali Sharmaarke ayaa sheegay in Go’aan kagaaaridda goobta lagu qabanayo Doorashada Xildhibaanadda Goboladda Hiiraan iyo Sh,Dhexe ay tahay mid u talla Dowladda Federaalka , Guddiga Doorashadda dad-banna looga bahan yahay uun in ay wada tashi la yeeshaan Isimada ugu jira 2da…
