Maxkamada Distooriga ah ee Somaliland oo Beri laga Filayo inay Ku dhawaaqdo Go’aanka Xalaalaynta Kala Qaadista Doorashooyinka
Hargeysa, 23 September, 2016-(SDN/QJ):–Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa la filayaa inay maalinta bari ah ku dhawaaqdo go’aanka ay kazoo saarto codsi iyo dacwad ay u kala gudbiyeen madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” iyo masuuliyiinta xisbiga WADDANI oo ku saabsan kala qaadista labada doorasho ee madaxtooyada iyo golaha wakiilada Somaliland. Waxaana maxkamaddu la filayaa…
