Somali National TV Wareysigii Goolhayihii Horseed Iyo Qarankaba Maxamed Cabdi Jaahuur(DAAWO)

Ottawa Sep-12-2012-Saaxiibayaal Xulashadeena ciyaaraha Maanta waxaynu ku eegeynaa wareysi dheer uu talefishinka qaranka Soomaaliyeed la yeeshey Goolhayihii Naadigii Horseed Iyo qarankaba Maxamed Cabdi Cumar (JAAHUUR). Jahuur oo haatan ah mid ka mida ciyaaryahanadii qaranka ee weli ka dhex muuqda bahweynta ciyaaraha caalamka ayaanu wareysigiisa oo muqaal ah halkan idiinku soo bandhigeynaa ee daawasho haboon.  …

Read More

Inaba Dib Ma U Jaleecdey Goolhayihii Horseed Iyo Qarankaba(JAAHUUR)

  Ottawa-Agu-21-08-2012-qurbejoognews.com-Waxaa inoo suura gashay inaan waraysi la yeelano Max’ed Cumar oo ku magac dheer Jaahuur oo ahaa goolhayihii hore ee naadiga Horseed iyo xulka qaranka Somalia kaasi oo haatan ku sugan dalka Canada. Hadaba waxaa uu u dhacay waraysiga sida tan:Qurbejoog Xagee ku dhalatay? Jaahuur. Waxaan ku dhashay magaalada HARAR. Qurbejoog- Goormee ayaa bilawday cayaarta.? Jaahuur….

Read More

Tababare iskaga Hayaamey Kooxdiisii Mushahar La’aan.(CIID MUBAARIG SAAXIIBAYAAL)

BANGUI-August-20-08-2012-Saaxiibayaal marka hore ciid wanaagsan. Barnaamijkeena waxaynu maanta ku soo qaadaneynaa tababarihii caanka ahaa reer France (Jules Accorsi) oo mushahar la’aan iskaga qaxay kooxdii xulka qaranka ee jamhuuriyadda dhexe ee Afrika. Haddaba waxaa cajiib ah waddan dhan oo soo kireystey tababarayaasha aduunka u caansan mid ka mid ah oo  haddana  waayey quutal yoonkiisii. Akhyaartay tababarahan Jules…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo dhaqan-geliyay waqtiga ay Komishanka Doorashooyinku u qabteen qabsoomida doorashada Deegaanka

Hargeysa 16, August 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa dhaqan-geliyay waqtiga ay Guddiga Doorashooyinka Qaranku u cayimeen qabsoomida doorashooyinka raagay ee Deegaanada. Sida lagu sheegay qoraal kooban oo afhayeenka Madaxweynuhu soosaaray, Madaxweyne Siilaanyo waxa uu soosaaray xeer uu ku dhaqangeliyay waqtiga ay Komishanku u cayimeen doorashada oo ah November 28, 2012, wuxuuna…

Read More

Xiddiga Reer Tuuniisiya oo Xerada Ka Baxay Muxuuse Galabsadey?

Tuunis-july-15-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaarhawaxyny maanta ku jibaaxeynaa xiddiga reer Tuuniisia Adei Chedli oo xeredii qaranku ku xareysnaa ka tegey muxuuse qoonsadey? Xiddigan oo qaranka Tuuniisiya uga ciyaara khadka dhexe ayaa kooxda iskaga tegey markii ay u soo baxeen quarter (finals Cup Of Nation) wuxuuna ka xanaaqey 3-dii ciyaarood ee ugu horeeyey oo aan la ciyaarsiin. Haddaba…

Read More

Novak Ojokovic oo Labeystey Roger Cup.

Toronto-Canada-July-14-2012-Asxaabtay qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanya ku soo qaadaneynaa xiddiga reer Serbia Novak Djokovic oo ku guuleystey markii labaad Roger Cup ee kubadda Tenista. Laacibkan oo kaalinta sadexaad ka soo galay ciyaarihii Olympikada ee lagu soo qabtey cariga ingiriiska soona caga dhigtey ciidda Kanada kana qayab qaatey tartanka Roger Cup oo lagu qabto sanad kasta Kanada….

Read More

Mo Farah oo Labeystey Xulafadiina Dhinac Iska Dhigey.(Olympic 2012)

Olympic Stadium-London-July-11-2012-Saaxiibayaaal barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa dabacan orodka 5000 ee mitir oo aan waxaba la isu reeban. Markii aan qorayey qoraalkan waxaa iskugu keydarsame faraxad bood-bood-bood iyo gacmaha aan wax ku qorayey oo runtii i gariirayey waayo faraxdii iyaa iga badbadatey markii aan arkey walaalkey Mo Farah oo xadhigii jarey. Haddab bakhyaartaay ordku…

Read More

Mexico oo 2-1 Ku Xasuuqdey Brazil (Final Olympic 2012)

Olympics-London-July-11-2012-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxynu manta ku jibaaxaynaa Xulka brazil iyo Mexico oo foodda isla galey  markii ay final u soo wada baxeen kana tirsaneyd ciyaaraha Olympicada 2012 ee ka socda cariga Ingiriiska. Ciyaatan oo ka dhacdey garoonka weyn ee Wembledon Stadium ayaa waxaa ka soo qeybgaley dadweyne kor u dhaafey 80,000 iyo dabcan taageerayaasha labada…

Read More

Usain Bolt oo Labeystey iyo Xulka Gabdhaha Usa oo 2-1 Ku Ambibixiyey Japan.(Final Olympics 2012)

London-Olympic-July-2012-qurbejoognews.com-Asxaabtaay barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu maanta ku indh-indheyneynaa sidaii loo kala badiyey 100 mitir ee wiilasha iyo xulalka gabdhaha Usa iyo kuwa Japan oo kala faraxalashey. Haddaba haddii aynu soo qaadano 100-kii mitir ee wiilasha oo lagu kala baxay waxaana biladdii dahabka la caraabey ma cid kalaad fileysey dabcan waa Usain Bolt,waana markii labaad uu difaacdo…

Read More

Brazil oo 3-0 Ku Khaarijisey Japan (Semi Final Olympics)

  Old-Trafford-London-Olympics-July-08-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku lafagureynaa ciyaarahii Olymbikada wali sidii loogu talagay uga socda cariga Ingiriiska. Wayadan waxaynu ku mashquulsaneyn xagga atleytikada ama orodada bal aynu maanta jaleecno kubadda cagta iyo xaal halkuu marayo iyo wadamadii isku soo hadhay semi finalka. Haddaba ciyaarihii oo gabo-gabo ku jira ayaa waxaa Semi finalka iskugu soo hadhay…

Read More

Faraska Aduunka u Dheereeya Usain Bolt oo Ku Guuleystey 100 Mitir (By-Jaahuur)

London-July-5-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku suu qaadaneynaa Olympigii oo wali si habsami ah uga socda cariga ingiriiska ee London. Haddaba galabta waxaa la isku arkay garoonka weyn ee Olympikada ee London,waxaana ku balansanaa ciyaaryahanada aduunka u dheereeya siiba 100-Mitir,waxaana Finalka isku soo hadhey 8 ciyaartooy oo wadamadooda ka kala socdey. Mucjisada aduunka u dheereeya ee…

Read More

Dawladda Suudaan oo ogolaaday in gobollada jabhaddu qabsadeen caawimo loo gudbin karo iyo heshiiska Khartuum-Jubba ee murankoodii Saliida

Khartuum August 5, 2012 (SDN/FT)- Dawladda Sudan ayaa Axadda maanta ogolaatay in caawimooyinka gargaarku u gudbi karaan gobollada dhinaca Koonfureed ee labada jabhadood qabsadeen. Sida uu ku waramay wargeyska Financial Times, kooxaha arrimaha bani’aadaminada u dhaqdhaqaaqaa waxay sheegeen in dagaalku galaaftay dadka shacabka ah oo Macaluul waajahaya. Ogolaanshuhu waxa uu yimi maalin keliya ka dib…

Read More

Mohamed Farah(MOA) Ayaa Ku Guuleystey Biladda Dahabka ee 10,000 ee Meter.

London-July-4-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta ku jibaaxeynaa xagaaiyo orodada ee ka socda garoomada kala gedisan ee cariga Ingiriiska oo ah Olympic 2012. Akhyaartay waxaa si habsami ah u socda shaley iyo maantaba orodada fagaxda ah (sprint) kuwa dhexe iyo kuwa dhaadheer,haddaba orodkii ugu xiisaha badnaa ayaa caawo foodda la isla galey kuwaas oo ah halyeyadii8…

Read More

Marial waa Ciyaaryahan Madax banaan,maxay Ciyaartooyda reer Somaliland ka baran karaan?

London August 04,2012(SDN)-Ciyaaryahan madaxbanaan oo magaciisa la yidhaahdo Gour Marial ayaa maanta gaaray London si uu uga qeyb qaato tartanka ororda ee halkaa ka dhacaya. Marial oo 28 jir ah ayaa ku noolaa dalka Mareykanka ilaa kolkuu 16 jirka ahaa,balse ma uu qaadanweli dhalashada Mareykanka ee u saamixi leheyd in uu dalkaa magaciisa ku tartamo….

Read More

Xulka Gabdhaha Canada oo 2-0 Ku Qanacsiiyey Xulka Britain.

Coventry-England-July-3-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta tiigsaneynaa ciyaarihii Olombiga oo si habsami ah ugu socda garoomada kala gadisan ee cariga ingiriiska London iyo xulka Gabdhaha qaranka kubadda cagta ee Canada oo u soo baxay Semi finalka. Haddaba xulkan Canada oo ah taariikhda markii ugu horeysey ciyaaro ka tirsan Olombikada iney soo gaadhaan Semi Finalka xagga kubada…

Read More

Xiddigii reer Ukraine Shevchanko oo Ka Fadhiistey Ciyaaraha Una Ruqaansadey Xagga Siyaasadda.

Kiev-Ukraine-July-29-2012-qurbejoog.com-Ahyaartry qubanaheena cayaaraha waxaynu maanta lafagureynaa xiddigii reer Ukraine Shevchenko oo kafadhiistey kubadda cagta una ruqaansadey xagga siyaasadda. Haddaba Andriy Shevchenko ayaa maanta ka dhawaajiyey inuu ka fadhiisandoono cayaaraha kuna biiri doono xisbiga Ukraine Forward una janjeedha xagga ganacsiga aya hogaamiso Nataaliya Korolebiska,waxaanu sheege inuu diiradda saari doono arimaha bulshada iyo Isboortiga. Shevchango oo taageerayaashiisu…

Read More

Mucjisada Aduunka u Dheereysa Maxaa u Qarsoon?

London-July-27-2012-qurbejoog.com-Asxaabtaay todobaadkan iyo ciyaaraha waxaynu ku miliqsaneynaa mucjisada aduunka ugu dheereeya 100 iyo 200 ee meter Suain Bolt oo bilihii aynu soo dhaafney la daalaa dhacayey xanuun ka hayey dhabarka iyo lugta oo yidhi diyaar baan ahay. Hadaba warbaahinta aduunka iyo umadda ciyaaraha idhaindheeya iyo dacan dadweynaha ciyaaraha jacel ayaa waayadan oo dhanba isla dhexmarayey inuu…

Read More

Goorma Kuugu Dambeysey Xiddigii Reer Kamiroon Roger Milla

Kamiroon-July-23-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaarha waxaynu maanta ku falanqeyneynaa taariikh nololadkii xiddigii baresamaadkii ee reer kamiroon Roger Milla. Roger Milla wuxuu ku dhashey magaalo Madaxda Yaounde sannadkii 20-may-1952,wuxuuna la noolaa aabihiis oo markaa ka shaqeyn jirey wadooyinka tareenada. Haddaba naadigii ugu horeeyey ee uu  usaxeexay inuu u ciyaaro isaga oo 13-jir ah wuxuu ahaa (Douala) 18-jirkiisiina wuxuu ku guuleystey…

Read More

Shinji Kagawa oo Riyadiisii Rumowdey.

Japan-JULY-22-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu maanta ku lafagureynaa xiddigga reer Japan Shinji Kagawa oo nasiib u yeeshey in uu ka midnoqdo Man-United xagaagin. Haddaba xiddiggan Kagawa oo 23-jir ah kana ciyaara khadka dhexe ayaa warbaahinta u sheegey inuu aad ugu faraxsanyahay ka mid noqoshada Red Divels. Kagawa oo ka soo hayaamey Boruusia Dortmound soona cagadhigtey Trafford…

Read More