Uncategorized

DAAWO Hees iyo Nashiido Nooceeda aan hore loo arag oo loogu ololeynayo Aqoonsiga Somaliland:Bigg Nass – Recognize Somaliland

Riyaadh May 08,2013(SDN)-Fanaanka qaada heesaha Diiniga ah ee loo yaqaano Nashiidka ayaa soo saaray hees aan nooceeda hore loo arag o u ololeyneysa Qadiyada Somaliland.

Heestan oo isugu jirta English iyo Carabi ayaa ka warameysa qadiyada Somaliland isla markaana horu dhac u ah CD uu dhawaan soo saarayo fanaanka Bigg Nass.