Uncategorized

Daawo:Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen Oo Maanta Ka Hadlay Warshada Laydhka Berbera Iyo Arinta Suldaan Wabar

jamal

Hargeisa 19/1/2015(SDN/QJ)Musharaxa Madaxwayne ee xisbiga ucid jamaal cali xusen ayaa maanta ka hadlay warshadii laydhkee lagu warejiyey shakhsiyaadka gaarka ah iyo waliba suldaanka  galay buuraha awdal  iasgoo xukumada ugu baaqay  inay dalka isku soo celiso tabashada awdala dhamayso

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com