Fursadaha Dahabiga ah ee Caafimaad ee Ku Jira Bisha Barakaysan ee Ramadaan ee Dhamaadka Ku dhow DAAWO

Hargaysa 19. June 2017 (SDN/QJ):- Tiro badan oo dadweynae ah ayaa bisha barakaysan ee ramadaanta waxa ay ku mashquulaan xaaladooda caafimaad iyagoo soo buux dhaafiya goobaha caafimaadka, laakiin arintaasi ma aha mid keligeed ku filan inaad caafimaadkaaga ku daryeesho.

https://www.youtube.com/watch?v=3f1e0ZHUv14