Uncategorized

Komiishanka Xuquuqul Iinsaanka Qaranka oo Socdaal ku tagay Magaalada Laascaanood {Warbixin Dhagayso}

Laascaanood 05.June 2014 (SDN/QJ)- Gudida xuquuqul insaanka Qaranka ayaa maanta gaadhay Magaalada laascaanood ee Gobolka Sool, iyadoo socdaalkoodu qayb ka yahay u kuurgelidda xaaladda gobolada dalka ee dhanka xuquuqul insaanka.

Saleebaan Warsame Guuleed oo Xubin sare ka ah Gudida Xuquuqul Iinsaanka Qaranka ayaa Saxaafada Waxa uu Warbixin ka siiyay Ujeedada Socdaalka ay ku tageen Magaalada Laascaanood .
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Laascaanood05.mp3″]

Laascaanood SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com