|

Madaxweyne Gaas oo Isku Shaandhayn ku sameeyay Xukuumadiisa,Wasiirada Xilalka Waayay iyo Kuwa Cusub ee Bedelay Akhri

Garowe 16.June 2015 (SDN/QJ)- Iskushaandhaynta lagu sameeyay Golaha Xukuumadda Puntland ayaa maalmihii ugu dambeeyay si wayn loo sugayay,waxaana Liiska ka muuqanaya Wasiiradda Waxbarashadda,Caafimaadka,Amniga, Maaliyadda iyo Wasaaradda Deegaanka,duurjoogta iyo Arrimaha Dalxiiska oo xilkooda waayay.

Akhriso isbadalka lagu sameeyay Golaha Wasiiradda Puntland oo dhamaystiran.

1-Wasiirka Caafimaadka, Cabdinaasir Cismaan Ciise.

2-Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah, Shire Xaaji Faarax.

3-Wasiirka Amniga, Cabdi Xirsi Cali Qarjab.

4-Wasiirka Haweenka, Aniso Cabdiqaadir Xaaji Muumin.

5-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Axmed Cilmi Cismaan Karaash.

6-Wasiirka Hawlaha Guud iyo Gaadiidka, Cabdirashiid Maxamed Xirsi

7-Duulista Hawada, Xasan Xaaji Siciid.

8-Wasiirka Beerahaha iyo Waraabka, Cabdullaahi Cali Xirsi.

9-Wasiirka Caafimaadka, Cabdinaasir Cismaan Ciise

10-Wasiirka Deegaanka, Cali Cabdullaahi Warsame

11-Wasiirka Qorsheynta, Shire Xaaji Faarax.

12-Wasiirka Xannaanada Xoolaha, Cabdi Cismaan Maxamed.

`13-Wasiirka Dastuurka, Feysal Cabdi Cali Gaas.

14-Wasiirka Maaliyadda, Cabdullaahi Sheekh Axmed.

15-Wasiirka Warfaafinta, Maxamuud Xasan Soo-cade.

16-Wasiirka Waxbarashada, Abshir Aw-Yuusuf Ciise.

17-Wasiirka Cadaaladda, Saalax Xabiib Xaaji Jaamac

18-Wasiirka Kalluumaysiga, Cabdinuur Cilmi Maxamuud

19-Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha, Cabdiraxmaan Axmed Cabdulle.

20-Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Cabdullaahi Jaamac Saalax.

Comments are closed