Uncategorized

Maxaa kala qabsaday wefdigii Puntland iyo Guddoomiyaha Banaadir ee kawada qeybgalayay shirkii New Deal ee Yurub lagu qabtay(DAAWO)

Brussels Sept 19,20139(SDN)-Gddoomiyaha gobolka Banaadir Maxamuud Tarsan ayaa si weyn uga carooday khudbad uu shirkii Soomaaliya ee dhawaanta lagu qabtay magaalada Brussels.

Guddoomiyaha ayaa shirka si caro leh uga sheegay in sida wax loo wado aaney aheyn mid la aqbali karayo,oo Soomaaliya lagu kala qeybinayo,DAAWO.