Uncategorized

Muj Cali Gurey Waxaa nagu soo baxaaya dad aan waxba reebayn oo sita Moble ka lacagta lagu shubto Waxana iman doonta 26Juun Afar Madaxwayne Daawasho Wacan

Hargaysa15March15(SD/QJ)Gudoomiyaha Sadexaad ee xisbiga Ucid Mujaahid Cali Gurey oo ka qayb galay shirwaynahii dhalinyarada ee xisbiga wadani ayaa dhiloolo adag u soo jediyey Xisbiga kulmiye isaga oo ka hadlay arimo xasaasiya halkan kaa daawo