Hargaysa 28. April 2018 (SDN/QJ):- Sidee ayuu Madaxweyne Muuse Biixi ugu doortay Wasaaradda Maaliyadda Ragga Aaminsan Ribbadda, Qabyaaladda iyo Caddaawadda shirkaddahaha gaarka loo leeyahay?
Qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta ugu saraysa ee Wasaaradda Maaliyada Somaliland oo Cadaawad u muujiyey Mid ka mid ah Shirkadaha Gaarka loo leeyahay DAAWO
