Skip to content
September 18, 2026
  • Ololaha Madaxweyne Cirro ee Washington oo Qiimaha Istaraatiijiyadda Somaliland Mareykanka u daahfuray
  • Ururka Siyaasadeed ee Towfiiq oo laga Reebay Doorashada Dib-u-dhacaysa ee Galmudug
  • Guddiga Xuquuqul Insaanka Somaliland oo Walaac ka Muujiyay Xarigga Suxufiyiin iyo Abwaan
  • Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabelle oo sheegay inaan doorashada Hiiraan la qaban karin heshiis siyaasadeed la’aan.

qurbejoog

qurbejoog

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

  • Somaliland Oo Isku Soo Bandhigtay inay tahay Meel Istaraatiiji U ah Amniga Badda Cas
  • Wararkii ugu Dambeeyay

Soomaaliya oo taariikh cusub ka dhigtay kubadda cagta Afrika

adminOctober 15, 202201 mins

Muqdisho. 15 October, 2022. (QJ)- Xulka kubadda cagta Soomaaliya ee ka yar 17 jirka ayaa dhigay taariikh cusub maanta.

Xulka ayaa ku guulaystay Horyaalka Bariga iyo Badhtamaha Afrika ee ciyaartoyda da’doodu ka yartahay 17 sanno.

Ciyaarta final ka ii ka dhacday Addis Ababa ayay xulku kaga badiyeen dalka Koonfurta Sudan 3-1.

Raysalwasaaraha Soomaaliya ayaa u balanqaaday abaal gud wayn dhalinyarada guusha usoo hoysay Soomaaliya.

Post navigation

Previous: Muuse Biixi oo weli haysta xoghayihiisii Mubarik Taani
Next: Beesha Garxajis oo shirkii Burco iclaamisay

Related News

Ololaha Madaxweyne Cirro ee Washington oo Qiimaha Istaraatiijiyadda Somaliland Mareykanka u daahfuray

adminSeptember 16, 2026 0

Ururka Siyaasadeed ee Towfiiq oo laga Reebay Doorashada Dib-u-dhacaysa ee Galmudug

adminSeptember 13, 2026 0

Find Us On

Category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

Find Us On

Somali Links

  • Hadhwanaag
  • Hiiraan
  • Togaherer
  • Somalilandpost
  • baligubadlemedia
  • dhaqanbile
  • Best Language Services
  • Hubaal Newspaper