Afhayeenka Xisbiga CDU xubina ka aha Dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN”Rajedu aad bey u yartahay,waxaanse eegeeynaa waxa ka suurtagala wadahadalada”

    Toronto July 08,2013(SDN)-Afhayeenka Xisbiga CDU Maxamed Axmed Yusuf Rabaash ayaa nooga waramay wadahadalada maanta Jabuuti uga furmaya Xukuumada dalkaas iyo dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN. Maxamed Rabaash ayaa hore u ahaa xildhibaan ka tirsan Gollaha Degaanka Jabuuti iminkana waxa uu ku sugan yahay magaalada Toronto ee dalka Canada. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/rabaash.MP3″] HALKAN GUJJI SI AAD…

    Read More

      Wariye lagu Dilay Magaalada Gaalkacyo

      Gaalkacyo July 08,2013(SDN)-Waxa magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug lagu toogtay weriye ka hawgalayay TVga cusub ee Kalsan. Weriye Liibaan Cabdulaahi Faarax ayaa ah weriyihii 5aad ee lagu dilo Soomaaliya sanadkan. Liban Qaran ayaa la weeraray kiyoo aqalkiisa ku sii socda degaan u dhexeeyay maamul goboleedyada Puntland iyo Galmudug. “Aad baanu uga murugeysan nahay dilka loo…

      Read More

        “Horumarka dalkaaga Hargaysaa laga Gartaa” Madaxweyne ku xigeenka Somaliland {DHAGAYSO}

        Hargaysa 07.July (SDN) Madaxweyne ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismaha Cusub ee DEERO-MOL ee magaalada Hargaysa  kaasoo ay hirgelisay shirkadda ganacsiga ee INDHO-DEERO-Group. Madaxweyne ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo munaasabadaa hadal kooban ka jeediyey ayaa ku sifeeyey shirkadda DEERO-GROUP mid ku hawlan kaalinteedii…

        Read More

          Wasiirka Hawlaha Guud iyo ku Xigeenka Ganacsiga oo tilmaamay faa’iidada Maalgashiga {DHAGAYSO}

          Hargaysa 07.July (SDN) Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Ganacsiga iyo Maalgashiga Mudane Bashiir Cabdi Xariir iyo Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud iyo Guryaynta Mudane C.risaaq Khaliif Axmed ayaa Tilmaamay faa’iidada ay dalka u leedahay in Ganacsatada u dhalatay ay Maalgashadaan Taas oo Horseedaysa ayay Yidhaahdeen Horumar dhinacyo badan leh oo dalku ku talaabsado . Labadan Wasiir ayaa…

          Read More

            Wasiirka Caafimaadka S.land oo u Kicitimay Nayrobi+ Mashaariic laga hirgaliyay Berbera {DAAWO}

            Berbera 07.July (SDN) Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Md.Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa maanta u ambo baxay Magaalada Nayrobi halkaas oo ay kaga qayb gali doonaan Shir lagaga hadlayo arrimaha Caafimaadka. Wasiirka Wasaarada Caafimaadku waxa uu Warbaahinta u Sheegay in Shirka ay ka qayb galayaan ay Goob joog ka yihiin…

            Read More

              Wada hadalada labada dal ,Odhaahda Ergada Somaliland ee Shirkii Hordhaca ahaa,iyo Qodobada ay ku Garnaqsanayso

              Ankara 07.July (SDN) Guddiyadda labadda wadan ee Somaliland iyo  Somalia ee wada hadaladu uga bilaabmi doonaan Magaalada Ankara ee caasimadda Dalka Turkiga ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Arrimaha dibadda ee dalkaasi Mr.  Ahmet Davutoglu. Hadal kooban oo uu Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dalka Turkigu ugu talo galay Warbaahinta ayaa waxa uu ku sheegay in uu…

              Read More

                Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Xadhiga ka Jaray Dhisme Cusub oo lagu magacaabo Deero Mol

                Hargaysa 07.July (SDN)  Madaxweyne ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismaha Cusub ee DEERO-MOL ee magaalada Hargaysa  kaasoo ay hirgelisay shirkadda ganacsiga ee INDHO-DEERO-Group. Munaasabad lagu qabtay xarunta dhismahaasi oo ay sidoo kale ka soo qayb galeen mas’uuliyiin ka tirsan Dawladda iyo Ganacsato waaweyn ayaa waxaa ka hadlay…

                Read More

                  Wasiiro Mar kale Degmada Xariirad u Tagay Xalinta Shaqaaqooyinkii ka Dhacay

                  Xariirad 07.July (SDN) Wafdi uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda  xanaanada xoolaha  Somaliland Dr. Cabdi Awdaahir  Cali ayaa maanta socdaal hawleed ku tagay Gobolada Awdal iyo salal. Waftigan  oo ay ka mid yihiin wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta Sh. Khaliil C/llaahi Axmed, wasiirxigeenka wasaarada cadaaladdaNuur Cismaan Guuleed iyo xildhibaan Axmed Maydhane Waaberi oo ka tirsan Golaha Guurtida…

                  Read More

                    Kulan dib loogu eegayo Siyaasada Daawada Somaliland oo Hargaysa ka Furmay

                    Hargaysa 07.July (SDN) Wasiir ku xigeenka Wasaaradda caafimaadka Jamhuriyadda somaaliland Marwo Nimco Xuseen Qawdhan, ayaa maanta  ka furtay Magaalada Hargeysa kulan  hawleed   dib loogu eegayo Siyaasada Dawada ee  Soomaaliland,kaasi oo ay ka soo qayb galeen  Xubno ka kala socda wasaarada caafimaadka, Farmasiilayda  Hargeysa iyo Hay’addaha caalamiga ah. Wasiir ku xigeenka Caafimaadka Marwo Nimco Xuseen Qawdhan…

                    Read More

                      Beeraleyda Kiinya oo Britain ka codsaday in ay ka noqoto Goaankii ay ku joojisay Qaadka

                      Nairobi July 07,2013(SDN)-Siyaasiyiin iyo ganacsatada Qaadka ayaa dalka Kiinya ayaa dawladooda ka codsaday in ay wadahadal kala gasho dawlada Britain in ay ka noqoto joojinta at dalkeeda ka joojisay Qaadka. Beeraleyda Qaadka ayaa sheegay in saameyn xun ku yeelan doona ganacsigooda iyo dhaqaalaha dalka Kiinya. Qaadka ayaa gobolada qabow ee dalka Kiinya,waxaana loo iibgeeya dalal…

                      Read More