WARSAXAAFADEED UU SOO SAAREY WAFTIGA SOMALILAND EE SAFARKA SHAQO U JOOGA DALKA KANADA
Ottawa Dec 02,2011(qurbejoog.com)-Wuxuu waftigu shir albaabaddu u xidhan yahay maalintii Arbacadda 30kii bisha November, 2011 la yeeshay madaxdda sare ee ha’aydda qaramadda midoobey u qaabilsan maamulka hawadda ee loo yaqaan ICAO. Qodobadda shirkaas lagu gorfeeyey wxaa ka mid ah: 1.1. Gudbinta fariintii Madax-weynaha JSL 1.2. Mustaqbalka Mashruuca CACAS (CARETAKER CIVIL AVIATION FOR SOMAILAND/SOMALIA) 1.3. Qorshaha…
