Uncategorized

Wasiir Cali Warancade oo u Kicitimay Dalka Itoobiya kana hadlay Sababaha Safarkiisa

Hargaysa 20.July 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde  oo Galabta u ambabaxay Dalka Itoobiya, waxaanu Wasiirku ka waramay ujeeddadda Safarkiisa uu ugu baxayo  Dalka Itoobiya.

hadaba halkan ka daawo Wasiir Warancadde oo ka war bixinaya socdaalkiiisa uu ku tegay dalka Itoobiya.
https://www.youtube.com/watch?v=i6yzw6k1xcE
Hargaysa SDN/QJ