
Hargeisa 7/3/2015(SDN/QJ)Munaasibad baladhan oo ay xilalka kula kala waregaayey wasiirka cusub maaliyada samsam cabdi iyo wasiirkii hore maliyada c/casiis maxamned samaale ayaa maanta ka dhacday hoolka shirarka ee wasarada arimaha gudaha munaasibadani oo ay ka soo qayb galeen xubno wasiiro ah xildhibaano salaadiin saraakiisha ciidanka qaran iyo waliba martisharaf badan
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
