Hargeisa 15.April.2018: Munaasibad balaadhan oo maanta ka dhacday xarunta wasaarada shaqo gelinta ayay xilkii kula kala wareegeen Agaasimaha guud ee cusub iyo agaasimihii guud ee hore ee wasaaradaasi.
https://youtu.be/Rd1jBGne4-M

qurbejoog