Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynihii hore ee jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud siilaanyo ayaa Khudbad Maanta ka Jeediyey Madashii Lagu Caleemo Saarayay Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi.
https://www.youtube.com/watch?v=wxJLZDKIuf8
