Muqdisho,60ct,2015(QJ/SDN)-Xildhibaannadii 12-kii bishii Ogoosto ee sannadkan mooshinka ka keenay madaxweynaha Somalia Xasan Sh. Maxamuud ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho kasoo saaray war-saxaafadeed ay uga soo hor-jeedaan go’aankii uu mooshinkooda kasoo gaaray guddoomiyaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya.
Haddaba, AKHRISO War-saxaafadeedka ay Xildhibaannadu Maanta soo saareen;


