Dekadda Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa lagu qabtay Markab Hub siday iyo Qalab Ciidan

Bosaaso (QJ) -Markab lagu magacaabo Sea World oo sida la sheegay hub iyo saanad ciidan, ayaa lagu xiray Dekedda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ee Soomaaliya. Arrintan ayaa ka dambeysay kadib markii shalay markabkaasi lagu soo qabtay xeebta degmada Bareeda, halkaasi oo uu muddo labo maalmood ah ku xanibnaa xaalado kala duwan. Ammaanka hareeraha…

Read More

Madaxweeynaha Soomaaliya oo dowladda Kenya uga tacsiyeeyay qasaarihii shalay gaadhay ciidamadooda

Kismaayo,16jan,2016(QJ/SDN)-Madaxweeynaha dowladda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Max’uud oo xalay ka qeybgalay bandhig faneed xalay lagu qabtay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in dowladda Kenya uu uga tacsiyeeynayo qasaarihii ciidamadooda kasoo gaaray weerarkii shalay ay Al-shabaab ku qaadeen saldhig ay ciidamada Kenya ku lahaayeen deeganaka Ceelcade. Al-shabaab ayaa weerar isugu jiray qaraxyo iyo dagaal toos ah…

Read More

    Somaliland oo Digniin kama Dambays ah u Dirtay Somalia DAAWO

    Hargaysa 14.Jan 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Maanta Shir Jaraa’id Ku Qabtay Xarunta Wasaarada Arrimaha Gudaha ayaa Ka Hadalay Shirar Ku Lidi Ah Qaranimada Somaliland oo Maamulka Taagta Daran ee Soomaaliya Ka Jiraa Doonaayey Inuu Ku Qabto Gobolada Bariga ee Buuhoodle Halkaasi Oo Ciidamada Qaranku Saaka Ku Ruqaansadeen. Wasiirka Arrimaha GUdaha Cali Maxamed…

    Read More

      Aas Qaran oo Lagu Sagootiyey Hal abuurkii Caan Baxay Marxuun Cali Sugule Cigaal Dun Carbeed iyo Weedhihii laga Jeediyey DAAWO

      Hargaysa 14.Jan 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu saaka ka qaybgalay Aas qaran oo loo sameeyey Marxuum Abwaan Cali Sugule Cigaal “Duncarbeed” oo maanta si heer qaran ah loogu aasay Caasimada Somaliland ee Hargeysa gaar ahaan Xabaalaha Naaso-hablood. Subaxnimadii hore ee saaka waxa dalka soo gaadhay maydka marxuum Abwaan Cali…

      Read More

        Shirka Golaha Wasiirada Dawlada Federaalka Somalia oo looga hadlay qodobo kala duwan

        Muqdisho, January 14. 2016 (SDN/QJ):-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumada Mudane Maxamed Cumar Carte, iyadoo kulankan Warbixino looga dhegesytay Wasaarado ku hadlaya magaca guddi hoosaadyada ee golaha, sida guddiyada siyaasada, amniga, dhaqaalaha iyo arrimaha bulsahda. Ugu horeyn, Golaha Wasiirada ayaa warbixin ka…

        Read More

          DAAWO/ Socdaalkii Hawada Sare (Amir Sultan & Hay’adda NASSA)

          Riyadh 14.Jan 2016 (SDN/QJ):- Muddo 25 sanadood ah oo Amiir Suldaan Bin Salmaan Bin Cabdilcasiis Ala-Sucuud ku jiray Tijaabooyin nololeed oo muhiim u ahaa, ayaa waxay ahaayeen tijaabooyinkaasi kuwo aan bedelin noloshiisa keliya laakiin wax ka bedelay dhamaan nolosha dhalinyarada carbeed, Xiligaa Dunida reer Galbeedku waxay ku mashquulsanayeen horumarinta aaladda dayax gacmeedka kaasoo qayb ka…

          Read More

            Suxufiyiin Reer Somaliland ah oo Shir Dawladda Soomaaliya qabatay kaga qayb-galay Muqdisho & Xukuumadda oo ka muquuratay ka hadalka Sharciyadda ay ku tageen

            Muqdisho 14 January, 2016 (SDN/QJ):- Laba Suxufi oo Somaliland u dhashay, ayaa la sheegayaa inay sifo sharci-daro ah kaga qeybgaleen magaalada Muqdisho, shirweyne Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya soo qabanqaabisay oo ku saabsanaa Istaraatijiyadda Shanta sanno ee Warbaahinta Qaranka Soomaaliya. Labadan suxufi oo kala ah Maxamed Cabdi Sheekh (Ilig) oo ah Agaasimaha guud ee Telefishanka HCTV iyo…

            Read More

              Mudane Siciid Cilmi Rooble Si adag ula Hadlay Cullimada dalka kuna Dooday in la ansixiyo Xeerka Baananka Ganacsiga oo la Waafajiyey Diinta Islaamka DAAWO

              Hargeysa 14, January 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mida mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ku dooday in xeerka baananka Ganacsiga ee Golaha wakiilada horyaala  uu horumar weyn ku kordhinayo bulshada Somaliland. Xildhibaanku waxaa uu  sheegay in xeerkani laga badalay qodobkii Ribada dadka laga  qaadayey islamarkaana loo badalay Khidmad, Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble…

              Read More

                Xeerki baanka oo loo gacan geliyay “ qaadiriya iyo saalixiya “ Iyo Sababta Gudiddii loo Xilsaaray Isha Uga Laliyeen 51 Dal oo Islaam ah oo Xeerkan ku dhaqma

                Hargeysa 14, January 2016 (SDN/QJ):- Xeer-dejinta waxa  loo egmaday  Golaha Wakiilada, waana qalad in gacan kale la geliyo.  Waxaan arkay dood sawaxan badan oo xubnaha qaarkood foodhyayaan, qaarna miiska garaacayaan. Waxaan kaloo dhegaystay  Xildhibaan akhriyaaya tallooyin laga soo uruuriyay 12 Wadaad oo kasoo  jeeda  Qaadiriya , Saalixiya iyoSoofiyaa  Wuxuu sheegay inay dhamaantood isku raaceen  inay xaaran tahay  ogolaanshaha  Bangiyadda  ganacsigu  “commercial…

                Read More

                  Sheikh Dirir iyo Qaar ka Mid ah Cullimada waaweyn ee Dalka oo ka horyimid Xeerka Baanan ee golaha wakiilada Horyaalla DAAWO

                  Hargeysa 14, January 2016 (SDN/QJ):- Qaar ka mida culimada waaweyn ee dalka oo shir-jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa ka digey xeerka baanan oo buuq ka abuuray golaha wakiilada islamarkaana horyaaa golahaasi oo laga sugayo inay ansixiyaan. Culimadu waxay sheegeen in hadii la doonayo baanan lagu shaqeeyo ay jiraan baanan islaami ah oo aan dadka…

                  Read More

                    12 ka mid ah Culimada Somaliland oo ku taliyey in la joojiyo Xeerka Baananka Ganacsiga & Sababta keentay

                    Hargeysa 14, January 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, isla-markaana Guddoomiye u ahaa Guddi gaar ah oo loo xil-saaray inay soo eegaan Xeerka Baananka Ganacsiga oo Xukuumaddu hore ugu soo gudbinaysay Wakiillada, ayaa sheegay inay Shalay Gole-weynaha Wakiillada u gudbiyeen natiijadooda.   Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi oo…

                    Read More

                      Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi oo Saaka Hargaysa ku soo Laabanaya Fariina u Diray Taageerayaashiisa Si aanay u soo dhawayn!!

                      Hargaysa 14 January, 2016 (SDN/QJ):-Wasiirkii hore ee Wasarradda arimaha dibadda Dr Mohamed Biihi Yoonis oo dalka dibadiisa ku maqan loona balan sanaa in Saaka oo Khamiis ah lagu soo dhoweeyo magaalada Hargeysa ayaa baajiyay soo dhoweyntiisa waxana uu Mas’uulkaani fariin wargelin ah u diray taageerayaashisa isagoona ugu baaqay inay ka qayb galaan Aaska rabi haw…

                      Read More

                        Shaqaalihii Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ee Ciidammada Itoobiya u dhaadhiciyeen Jigjiga oo ku soo Nabad noqday Caasimadda Hargeysa

                        Hargeysa 14 January, 2016 (SDN/QJ):- Hawlwadeeno ka tirsanaa wasaarada Caafimaadka oo Ciidamada Itoobiya Doraad u kaxeeyeen magaalada Jigjiga ayaa ku soo laabtay magaalada Hargeysa.   Hawl-wadeenadan Wasaarada Caafimaadka oo afar xubnood ka koobnaa ayaa hore ciidamada Itoobiya uga kaxeeyeen xuduudka laada wadan wadaagaan deegaanada gobolka Hawd, ka dib markii la sheegay inay si kama ah…

                        Read More

                          ” Shirka Kismaayo Waxa uu Ku dhammaan Doonaa Guul ” Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud DAAWO

                          Kismaayo 14 January, 2016 (SDN/QJ):- Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka hadlay socdaalka uu  ku tagay magalada Kismaayo, ka dib markuu kasoo qayb galay furitaanka shirka mamulka loogu dhisayo Hiiraan iyo Shabeelada dhexe. Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Jubbaland uga mahad celiyay marti galinta shirka wadatashiga doorashadda Soomaaliya 2016, wuxuna rajo ka muujiyay shirka…

                          Read More

                            Maalmihii Bashaar Al Asad,Dharaaraha Milayga Wata Iyo Dirrirta ka Oogan dalka Suuriya Qormo Taariikheed DAAWO

                            Dimishiq 14 January, 2016 (SDN/QJ):- Bashar Hafez al-assad wuxuu ku dhashay caasimada dalka suuriya ee dimishiq sanadkii 1965. Waxaanu ku soo koray dalkaasi.Waxbarashadiisii dugsiga hoose, dhexe iyo sareba wuxuu ku dhamaystay xarunta dalka suuriya ee dimishiq. Dugsiga uu dhigan jiray waxa la odhan jiray” Al-Huuriya school”. In badan oo dadka ka mid ahi maanta waxa…

                            Read More

                              War Murtiyeedka Shirka Istraatejiyada Warbaahinta Dawlada Federaalka iyo Maamul Goboleedyada Hoos taga oo la soo gabo gabeeyay

                              Muqdisho 14 January, 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abdi Hayir (Mareye), Wasiirada Warfaafinta ee dawlad goboleedyada xubnaha ka ah Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo ay la jiraan ururadda ay ku mideysan yihiin weriyayaasha iyo warbaahinta gaarka loo leeyahay ee Soomaaliya iyo Hay’adaha Caalamiga ah ee Warbaahinta taageera…

                              Read More

                                Gudoomiye Muuse Biixi iyo Wefti uu Hogaaminayo oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Burco iyo Nuxurka Socdaalkiisu Waxa uu yahay DAAWO

                                Burco 13.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wefti balaadhan oo uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay Magaalada Burco. Weftigan Gudoomiye Muuse Biixi oo ay qayb ka Yihiin Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed, Wasiiradda Hawlaha Guud Cali Xasan…

                                Read More

                                  Al-Shabaab Oo Loogu Baaqay Inay Ka Qayb-qaataan Tartanka Horyaallada Kubadda Cagta Soomaaliya

                                  Muqdisho,13Jan,2016(QJ/SDN)-Cabdiqani Saciid Carab oo ah Gudoomiyaha Xidhiidhka Soomaaliyeed ee Kubadda cagta, ayaa Kooxda Alshabaab ugu baaqay inay qeyb ka noqdaan Cayaaraha ka dhaca magaalada Muqdisho. Carabey waxa uu ururka kula taliyay inay kusoo biiraan Tartanka Horyaalka Kubadda cagta ee ka socda Garoonka Banaadir, waxa uuna sheegay in kusoo biiristooda ay waxbadan ka bedeleyso cayaaraha socda….

                                  Read More