Hargaysa 14.Oct 2015 (SDN/QJ)-Waxaa Si Diiran loogu Soo dhaweeyay Habeenkii Xalay Xulka Gobolka Hawd u Metelayay Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland ee Wareegiisii Hore ku soo Gabo gaboobay Magaalada Boorama.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaal Xiiso Badan:
QJ/SDN: Hargeysa
