Burco,13Jan,2016(QJ/SDN)-Nin Oromo ah oo lagu soo eedeeyay ilmo yar in uu cunay, ayaa waxa Wareysi la yeeshay Wariye CabdiMaalik Muuse Coldoon oo ku sugan Burco, iyadoona ninkan eedaysanaha ahi aanu luuqadda Soomaaliga garanayn.
Haddaba, Wareysigan oo xiiso badan hoos ka daawo:
