Jabuuti (QJ/SDN) – Iyadoo maalmo kooban ay ka hadhsantahay codbixinta doorashada dalka Jabuuti ayaa waxa weli socda ololaha doorashada dalkaasi oo si wayn uga socda, waxaana manta isku so baxay taageerayaasha mucaaridka ee USN.
https://www.youtube.com/watch?v=hhE2zBcPjY8
