Muqdisho,21,5,2016 (QJ/SDN) – Fanaan caan ka ah dhulka Soomaalida ay degto ayaa waxaa uu hada dawaarle ka noqdey dalka Somaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho, ka dib markii uu muddo 25 Sanno ah ka maqnaa dalka Soomaaliya.
Fanaankan oo lagu magacaabo Shimaali Axmed Shimaali ayaa waxaa uu ka sheekeeyey sababta uu dawaarle u noqdey.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=FDXj_UYIauU
