Jabuuti,2,6,2016 (QJ/SDN) – Raysal wasaaraha dalka Jabuuti mudane Cabdiqaadir Kaamil Maxamed ayaa waxa uu sheegay in hoggaanka sare ee ciidamada Amisom ay la wareegtay dwoladda Jabuuti, waxaana kulan u arrintaasi ku shaacinaayay goob joog ka ahaa wasiirka gaashaan-dhigga dalkaasi Mudane Cali Xasan Bah-doon iyo saarkiisha ugu sar-saraysa ciidamada dalka Jabuuti.
https://www.youtube.com/watch?v=sPJEsNjcm_g
