Hargeysa,7,6,2016 (QJ/SDN) – Xaaji Cabdikariim Xuseen [Cabdi waraabe] ayaa ku baaqay in loo gurmadii dadkii ay shalay ciidanka Itoobiya ayk u xasuuqeen magaalada Jaamac-dubad ee deegaanka Gaashaamo, isagoona xukuumadda ugu baaqay in ay la hadasho dowladda Itoobiya.
https://www.youtube.com/watch?v=xWJ2KCqpnsU
