Hargeysa,2,7,2016 (QJ/SDN) – Ciidanka dab-demiska qaranka Somaliland ayaa shaqo muhiim ah ka bilaabay waddooyinka iyo suuqyada magaalada Hargeysa, iyadoonu ciidanku ay door wayn ka ciyaarayaan bad-baadinta nafta iyo maalka shacabka Caasimadda.
https://www.youtube.com/watch?v=AdH_Q6zBetc
