|

DAAWO: Ciidanka Dab-demiska Qaranka Somaliland Oo Caasimadda Hargeysa Shaqo Muhiim Ah Ka Bilaabay

Hargeysa,2,7,2016 (QJ/SDN) – Ciidanka dab-demiska qaranka Somaliland ayaa shaqo muhiim ah ka bilaabay waddooyinka iyo suuqyada magaalada Hargeysa, iyadoonu ciidanku ay door wayn ka ciyaarayaan bad-baadinta nafta iyo maalka shacabka Caasimadda.

Comments are closed