Awr Boogays 20.July 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Degmada Awr Boogays Galabta lagu soo Gabo Gabeeyay Shirkii Gogosha Nabada ee Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland u fidiyey Beelaha Gobolada Bari ee Somaliland oo loogu Magac daray Shirka Samo talis Kaas oo ay ka qayb galeen Wefti Sare oo ka Tirsan Xukuumada Somaliland.
Shirkii Gogosha Nabada ee Madaxweyne Siilaanyo u fidiyey Gobolada Bari oo Go’aamo Dhaxal Gal ah Galabta laga soo Saaray DAAWO
