Hargeysa,23,7,2016 (QJ/SDN) – Taliyaha ciidanka dab-demiska Somaliland Axmed Maxamed Xasan [Sawaaxili] ayaa ka warbixiyay guri la sheegay in uu ku gubtay xaafadda idaacadda ee magaalada Hargeysa – iyadoo halkaasiay ku geeriyoodeen sadex caruur ah . waxaana Taliyuhu uu sheegay in uu gurigaasi gubay saddexda caruurta ah aabahood oo xanuunka dhimirka qabay.
https://www.youtube.com/watch?v=CC4uMN-r9t0
