Hargeysa,24,7,2016 (QJ/SDN) – Xildhibaan Xasan Cawaale oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa waxa uu habaar la miciinsaday masuuliyiinta Soomaaliya, isagoo geesta kale uu xildhibaanku soo dhaweeyay in qaadka Miirowga ah la keeno Somaliland.
https://www.youtube.com/watch?v=G3ee9S6sDeE
