Hargaysa 07.Sep 2016 (SDN/QJ):- Afhayeenka Qasriga Madaxtooyadda Somaliland Xuseen Aadan Cige ‘’Xuseen Dayr’’ horena u ahaa Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Ganacsiga ayaa Sheegay in Madaxweynuhu aanu Xil gudasho la’aan uga qaadin Xilkii Wasiirnimo.
https://www.youtube.com/watch?v=IVSk6cdu51E
‘’Xil- Gudasho La’aan Madaxweynahu Iigamuu Qaadin Xilka Wasiirnimo Xuseen Deyr” Afhayeenka Madaxtooyada DAAWO
