Guutooyin Ka Mid ah Ciidamada Qaranka Somaliland oo Xabad Joojin Rasmi ah ka dhex sameeyay Maleeshiyo Beeleedyo ku Diriray Deegaano ka Tirsan Gobolka Sanaag DAAWO

Dararweyne 07.Sep 2016 (SDN/QJ):-Ciidanka Qaranka JSL Ayaa Ku Guulaystay Xabad Joojinta Labada Beellood Ee Ku Dagaallamay Darrar-Weyne Iyo Dogoble Oo Ka Tirsan Gobolka Sanaag.

https://www.youtube.com/watch?v=BeiPC-SJSE8