Laascaanood 07.Sep 2016 (SDN/QJ):-Siyaasiyiinta Ku abtirsada Beesha Gobolka Sool ayaa aragtiyo kala duwan ka aaminsan Wada hadal lala Furo Somaliland kaas oo u dhexeeya Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo.
Qaar ka mid ah Siyaasiyiinta iyo Aqoonyahanka beeshaas ayaa aaminsan in Hogaanka Khaatumo uu ka Leexday Sababihii loo doortay.
https://www.youtube.com/watch?v=RCeuCzrKE_0
Damaca Iska soo Hor Jeeda ee Siyaasiyiinta Khaatumo ee Ku Wajahan Wada Hadalka ay la Fureen Somaliland DAAWO
