Ceel-afweyn 26.Sep 2016 (SDN/QJ):- Deegaano ka Tirsan Degmada Ceel Afweyn ee Gobolka Sanaag Waxaa Mudooyinkan u danbeeyay ka Taagnayd Xaalad Cakiran oo ka dhalatay Dirir u dhaxaysa Laba beelood oo dhiig iyo dhalashaba wadaaga waxaa deegaamadaasi ku sugan Cutubyo ka tirsan Ciidamada Qalabka sida iyo Mas’uuliyiin isugu Jira Wasiiro iyo Madax dhaqameedyo.
https://youtu.be/ENTYAxi_J6Q
