Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Prof Faratoon Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Uga Yimi Mucaaridka DAAWO

Hargaysa 05, October 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir (faratoon) ayaa ka jawaabay dhaliilo uga yimi siyaasiyiin xisbiyada mucaaradka ah ka tirsan,sidoo kalena waxa uu ka hadlay diiwaangalintii dalka ka qabsoontay.