Hargaysa 14.October 2016 (SDN/QJ):- Afhayenkii hore ee Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul oo ku sugan dalka Faransiiska ayaa waxaa uu si kulul uga jawaabey hadalo shalay ka soo yeedhay gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga Kulmiye Muj. Maxamed Kaahin Axmed.
