Hargaysa 15.October 2016 (SDN/QJ):-Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Isla markaana ah Murashax u Taagan Xilka Madaxweyne Ku Xigeen ee Shirweynaha Golaha Dhexe ee Xisbigaas oo Furmi doona 19 Bishan ayaa Fariintan u diray Guud ahaan inta Taaageerta Siyaasadiisa.
https://youtu.be/Voc_cOWj5CQ
