Hargaysa 16.October 2016 (SDN/QJ):- Barnaamijkeenan waxaynu ku eegaynaa xaqiiqooyin iyo cadaymo ka hadlaya dhaqaalaha dalka shiinaha dalkaas oo tirade dadkiisu gaadhayso 1 bilion iyo sadex boqol iyo todobaatan million oo ruux kuwaas oo ku nool masaafo dhuleed oo gaadhaysa in ku dhow 10 milion oo KM oo squere ah.
https://youtu.be/FyM-LQW-6vQ
